Warning: Parameter 1 to wp_default_styles() expected to be a reference, value given in /homepages/45/d435844064/htdocs/nacsi/wp-includes/plugin.php on line 601

Warning: Parameter 1 to wp_default_scripts() expected to be a reference, value given in /homepages/45/d435844064/htdocs/nacsi/wp-includes/plugin.php on line 601
Masuuliyiinta Golaha Imaamyada W/Ameerika oo booqday Sioux Falls | Majliska.org

Masuuliyiinta Golaha Imaamyada W/Ameerika oo booqday Sioux Falls

Print

Gudoomiyaha Golaha Shuurada Ee Golaha Iimaamyada ee W/Maraykanka Dr Sheikh Abdirahman Sh Omar oo uu wehliyo Gudoomiyaga Golaha Fulinta Ee Majliska Sheikh Abdullahi Abul-Fadli,ayaa waxay booqasho labo maalmood qaadatay ku tageen Magaalada Souix Falls Ee Gobalka South Dakota Ee wadankan Maraykanka.

Muas’uuliyeenta Golaha Majliska ayaa waxay u kuurgalaan hawlaha dacwo Ee ka socda gobalada wadanka. magaalada Souix Falls ayaa Waxaa ku nool jaaliyad Soomaaliyeed oo lagu qiyaaso 2000 oo soomaali ah,waxaa inta badan lagu soo dajiyaa dadka cusub Ee wadankan loo keeno Qaxooti nimada. Waxaa ku yaalo masaajid ay maamulaan walalaha soomaalida iyadoo ay la wadaagaan Muslimiinta kale Ee ladagan Magaalada.

Mas’uuliyeenta Majliska ayaa waxay maxaadaraad u jeediyeen dadwaynaha jimcihii ilaa maanta oo sabti ah.wxay kulamo laqaateen Maamulka masaajidka iyo qayb kamid ah Odayaasha Magaalada iyadoo culimadu ay ku waaniyeen dadwaynihii ka soo qayb galay Maxaadaraadka inay xoojiyaan dacwada ,iskuna xirnaadaan iskana illaaliyaan qabyaalada iyo waxyaabaha Kala fogeeyo umada.

Culimada ayaa waxay booqdeen madarasada masaajidka oo ay dhigtaan Arday gaarayso ilaa 100 arday,Waxayna culimada u jeediyeen maxaadaraad ku saabsan dhalinta.

Waxaa aad noogu soo dhaweeyay Magaalada Maamulka masaajidka iyo Guud ahaan dadwaynaha magaalada iyagoona codsaday in Marar badan loo yimaado.

Xafiiska Dacwada Ee Golaha Isutaga Masaajida.
Minneapolis,Mn.

11174657_706099036202570_3891723343331490583_o 11219460_706098969535910_2248724271239459891_o 11212195_706099032869237_4727772573229136536_o 11187366_706099026202571_4586347252071443618_o 11187341_706099022869238_5644290485285022995_o11182733_706099029535904_6606258303069079829_o 11182733_706098972869243_4534900467316310113_o 11169655_705968626215611_715601102989437889_o 11167985_705968569548950_8218958763650388503_o 11157558_706098976202576_5105251215023245959_o
10999254_706098966202577_4074191964778486586_o