Warning: Parameter 1 to wp_default_styles() expected to be a reference, value given in /homepages/45/d435844064/htdocs/nacsi/wp-includes/plugin.php on line 601

Warning: Parameter 1 to wp_default_scripts() expected to be a reference, value given in /homepages/45/d435844064/htdocs/nacsi/wp-includes/plugin.php on line 601
Boston Islamic Center (Masjid Al-Taqwa) | Majliska.org
Print

Boston Islamic Center (Masjid Al-Taqwa)

bic logo
City:
Address: 3381R Washington st,Jamaica Plain, MA 02130, USA
Phone: 617-522-1881
Email: bicenter@verizon.net
Website: http://bicmasjid.com/

Direction”

bic4Take the outbound orange line train and get off at green station. walk out of the station and walk straight past the first light on Green St. and take a right at Washington St. go straight and it is on your right 3381R Washington St.

Boston Islamic Center is a nonprofit organization which provides services to the Muslim community in general and to Somali community in particular in metropolitan Boston; in order to help them preserve their culture and religion. These services include but not limited to worships, education, mediation, and counseling.

BIC provides the daily five prayers, Friday sermon, Tarawih prayer in the holy month of Ramadan, and other occasional prayers. In addition to that, the center provides educational classes which are open to all members of the community. Such classes focus on Quran, Hadith, Sirah, and other related subjects.

Moreover, the center mediates between disputing parties whether they are families, business owners, and/or behavioral/cultural disputes. BIC also, counsels families about marital issues and helps them to strive to towards stronger bonds among the family members which is essential for raising good standing children.bic1

Soomaali:

Markazka Islaamiga ah ee Boston waa hay’ad aan ganacsi ku dhisnayn oo u adeegta dadka muslimiinta ah guud ahaan iyo soomaalida gaar ahaan ee ku nool magaalada Boston iyo nawaaxigeeda, si ay dadku u ilaashadaan dhaqankooda iyo diintooda. Hay’addu waxay dadka muslimiinta ah ku caawisaa cibaadada, waxbarashada, dhexdhexaadinta, iyo la talinta qoysaska.

Masaajidka waxaa lugu oogaa shanta salaadood maalin walba, salaadda jimcaha iyo khudbadeeda, taraawiixda bisha Ramadan, iyo munaasabadaha kale ee cibaadada.

Intaas waxaa dheer in markazka ay ka socoto waxbarasho u furan cid walba oo jaaliyadda muslimka ka tirsan: waxbarashadaas waxay iskugu jirtaa Quran, Xadiith, Siiro, iyo maadooyinka kale ee la xiriira. Sidoo kale, markazka wuxuu dhex dhexaadin u sameeyaa dadka is qabtaha ahaadeen qoysas, dad ganacsi ka dhexeeyo, ama dad dabeecad iyo dhaqan isku qabtay.
bic3Ugu danbayn, markazku wuxuu qoysaska kala taliyaa kana caawiyaa sidii ay si wanaagsan oo sharciga waafaqsan ugu wada dhaqmi lahaayeen una soo saari lahaayeen caruur akhlaaq iyo edeb leh oo anfacda naftooda, dadkooda, iyo diintooda.
Imam

Sh. Yusuf Abdulle