Warning: Parameter 1 to wp_default_styles() expected to be a reference, value given in /homepages/45/d435844064/htdocs/nacsi/wp-includes/plugin.php on line 601

Warning: Parameter 1 to wp_default_scripts() expected to be a reference, value given in /homepages/45/d435844064/htdocs/nacsi/wp-includes/plugin.php on line 601
Madaxda Golaha Imaamyada oo Booqasho dacwo kutagay Gobolka Nebraska | Majliska.org

Madaxda Golaha Imaamyada oo Booqasho dacwo kutagay Gobolka Nebraska

Print

Godoomiyaha Golaha Shuurada ee Golaha Iimaamyada ee Waaqooyiga Maraykanka Dr Sheikh Abdirahman Sheikh Omar oo uu wehliyo Gudoomiyaha Golaha Fulinta ee Majliska Sheikh Abdalla Abul-Fadli ayaa Waxay kormeer dacwo ku tageen shalayto oo ahayd Sabti 02/14/15, Magaalada Sioux City ee Gobalka Nebraska.

Magaaladaas oo ay daganyihiin Jaaliyad Soomaaliyeed oo lagu qiyaaso ilaa 2000 oo qof, waxaan shalay u qabanay muxaadaraad aanu ku baraarujinayno Jaaliyada waxaana ka soo qayb galay qaybaha Kala duwan ee Jaaliyada. Golaha Isutaga masaajida ee Waqooyiga Maraykanka ayaa had iyo jeer wuxuu u taagantahay ka warqabka Jaaliyada Soomaaliyeed ee ee dagan Waqooiga Maraka.

Muxaadaraadka kadib ayaan waxaan kulamo gaar gaar ah layeelanay ducaada Magaalada iyo Odayaasha Magaalada, waxaana ku baraarujinay in la xoojiyo dacwada Lana adkeeyo midnimadda jaaliyada,sidoo kale waxaan ku baraarujinay in la lahelaa Masaajid gaar u ah Soomaalida, si baahidooda khaaska ah ugu fushadaan.

Walaalaha Maamulka iyo Dhamaan Jaaliyada Waxay ku dadaalayeen faafinta dacwada iyo isku xirka jaaliyada anagana waanu ku adkaynay inay arinkaas sii xoojiyaan.

Abdalla Abul-Fadli.
Madaxa Fulinta Golaha Iimaamyada ee Waqoyiga Maraykanka.
10960029_658778497601291_7645536202875682794_o

10987746_658778574267950_8830470720546841508_o

10997463_658778504267957_3184011959098864136_o

10999575_658778500934624_1893905630157845292_o

11004557_658778580934616_1187200025108229930_o

10974634_658778507601290_8452449306985603737_o