Warning: Parameter 1 to wp_default_styles() expected to be a reference, value given in /homepages/45/d435844064/htdocs/nacsi/wp-includes/plugin.php on line 601

Warning: Parameter 1 to wp_default_scripts() expected to be a reference, value given in /homepages/45/d435844064/htdocs/nacsi/wp-includes/plugin.php on line 601
Golaha Imaamyada oo ugu hambalyeynaya Ummada Muslimiinta bilashada bisha Ramadaan | Majliska.org

Golaha Imaamyada oo ugu hambalyeynaya Ummada Muslimiinta bilashada bisha Ramadaan

Print

Waxaa illaahay mahadii ah in Golaha Imaamyada Soomaaliyeed ee Waqooyiga Ameerika Ramadan-Mubarak-Wallpaperugu hambalyeeyo dhamaan ummada Muslimiinta gaar ahaana Soomaalida bilashada bisha barakaysan ee Ramadaan. Goluhu  wuxuu ogaysiinayaa inay maalinta khamiista June 18, 2015 ay tahay maalinkii ugu horeeyey ee Ramadaan. Taraawiixdana waxay ka bilaabanaysaa dhamaan masaajida Golaha Imaamyada hoos yimaada.

The North American Council of Somali Imams  are pleased to announce that Thursday June 18, 2015 as the first day of Ramadan. Taraweeh prayers start after Isha prayer on Wednesday June 17 all Mosques and centers that under the NACSI.