Warning: Parameter 1 to wp_default_styles() expected to be a reference, value given in /homepages/45/d435844064/htdocs/nacsi/wp-includes/plugin.php on line 601

Warning: Parameter 1 to wp_default_scripts() expected to be a reference, value given in /homepages/45/d435844064/htdocs/nacsi/wp-includes/plugin.php on line 601
Majliska | Majliska.org | Page 2
Warning: Illegal string offset 'src' in /homepages/45/d435844064/htdocs/nacsi/wp-content/plugins/jetpack/functions.opengraph.php on line 293

Author Archives: Majliska

Maraykanka: Sheikh Maxamed khadar oo lagu xakumay 13 sano

khadar

Sheikh Maxamed khadar iyo walaalihii laxirnaa oo maxkamad ku taal gobolka California ee dalka Maraykanka ay xukuntay… اللهم أجرنا فى مصيبتنا واخلفنا خيرامنها قدر الله ما شاء فعل , إنا لله و إنا إليه راجعون Walaalayaal sidaad la socoteenba,waxaa … »

Baaq iyo Tacsi: Golaha Imaamyada Soomaaliyeed ee Woqooyiga Ameerika oo Baaq iyo tacsiyeyn kasoo saaray Dilkii Sheekh Dr. Axmed Xaaji Cabdiraxmaan

dr_ahmed

Golaha Imaamyada Soomaaliyeed ee Waqooyiga Amerika waxay tacsi tiiraanyo leh udirayaan dhamaan ehelkii iyo qaraabadii uu kageeriyoodey Sheekh,DR.Axmed Xaaji Cabdiraxmaan,oo gacan ka xaqdarani ay ku dishey magaalada Boosaaso . Hoos ka akhri bayaanka; GOLAHA IMAAMYADA SOOMAALIYEED EE WAQOOYIGA AMERICA الحمد … »

Sheekh Maxamed Khadar (iimaamka San-Deigo) iyo Xaaladdiisii ugu dambaysay

khadar

أسر شيخنا الحبيب محمد خضر اللهم فك اللهم عجل بفكاك شيخنا الحبيب محمد خضر اللهم أعد شيخنا الحبيب إلى منبر السنة عة لدرجات اللهم اجعل مصيبته هذه تكفيرا عن سيئاته و رف اللهم لا تفتنا في ديننا و ثبتنا … »

Barnaamij ku saabsan Sheikh Maxamed Khadar oo dhawaan lagu xiray Maraykanka

Barnaamij ku saabsan Sheikh Maxamed Khadar oo dhawaan lagu xiray Maraykanka

Daawo Video (Waxaa diyaariyey Siyaad S. Saalax)

Muxaadarooyin uu hore u jeediyey Sh. Maxamed Khadar Halkan ka daawo

Xigasho: Somalitalk

SHEIKH MAXAMED KHADAR IYO DOORKIISII DACWADEED

sh. mohamed khadar

EE WAQOOYIGA   MARAYKANKA.iyo xaaladiisa(Diyaariye  Sh abul-fadli) (Qaybta 2-aad) اللهم فك أسر شيخنا الحبيب محمد خضر اللهم عجل بفكاك شيخنا الحبيب محمد خضر اللهم أعد شيخنا الحبيب إلى منبر السنة اللهم أرجع قائد قوافل العائدين إلى محبيه اللهم اجعل مصيبته … »

SHEIKH MAXAMED KHADAR IYO DOORKIISII DACWADEED

sh.khadar

EE WAQOOYIGA   MARAYKANKA.iyo xaaladiisa(Diyaariye  sh abul-fadli)(Qaybta1aad) Sheikh Maxamed Maxamuud(Sh.maxamed khaddar)Waxaa uu ahaa iimaamkii iyo khadhiibkii masaajidka Al-anssar ee Magaalada Sandiego,Gobalka Calaforniya ee Wadanka Maraykanka.Sheikh Maxamed Waxaa lagu xiray todobaad ka hor Isla magaaladaas uu ka ahaa iimaamka.Waa suno ama … »

Dilka culimada Dareen Naxdinleh| Abul Fadli

Dilka culimada Dareen Naxdinleh| Abul Fadli

Dilka culimada Dareen Naxdinleh, fariina Xanbaarsan (inaa lillaahi wa inaa illayhi raajicuun)..Waxaa wax laga xumaada ah,dareen naxdinlehna ah,falka waxshinimana ah oo lagu xasuuqay culimada tabliiqa ah.sida uu nabarayo manhajka rabaaniga ah,in dadku haday u hogaansami waayaan una dhaga nuglaan … »

Baaq Golaha Immaamyada Soomaaliyeed ee W.Ameerika 2004

mutamarkii 4_aad

Golaha Masaajidda Soomaaliyeed ee Maraykanka Ku: Ummadda soomaaliyeed ee ku nool dalka Maraykanka, Soomaaliya ee meelwalba Ku: Culimada iyo madax dhaqameedyada beelaha soomaaliyeed. Ku: Baarlamaanka cusub ee dowladda mustaqbalka ee Soomaaliya Ku: Ururada caalamiga iyo cid kasta oo daneysa … »